Ku kulmidda xarumaha adeegga ee Helsinki

Ku kulmidda xarumaha adeegga ee Helsinki

Xarumaha adeeggu waa goobo lagu kulmo oo u furan dadka hawlgabka ah iyo kuwa shaqo la'aanta ah ee reer Helsinki. Dad reer Helsinki ah ayaa fiidiyowga uga hadlaya waayo-aragnimadooda xarumaha adeegga. Kaalay imow, haddii aad u baahantahay wehel wadasheekeysi, waxqabad ama caawimaadda nololmaalmeedka!

Waxaa laga yaabaa inaad xiisaynayso

Kontulan kulttuuriostarin tapahtumakävijöitä.

Soojeedi dibuhabaynno lagu sameeyo deegaankaaga

Saacaada:
Yrjönkadun uimahalli.

Helsinki waxay dabaalatada raaxaynaysa ku dibuhabayn

Saacaada:
Onnellinen perhe halaa toisiaan.

Wakhti hore caawimaad codso dhibaatada waalidnimada

Saacaada: