Helsinki nolol wanaagsan ayaa lagu qaataa

Dadka magaaladu waxay ku raaxaystaan xagaaga iyagoo jooga daaradda maktabadda dhexe ee Oodi.
Sawir: Jussi Hellsten

Doorashooyinka nololmaalmeedka waara - Mareeg cusub ayaa la daabacay!

Indha-indhee adeegyada iyo talooyinka waxqabad ee kaa caawin kara ka dhigista nololmaalmeedkaaga mid waara.

Booqo mareegaha (af-Soomaali)