Helsinki-info
Helsinki-infoAdeegyada la talinta ee Helsinki-info waxaad ka helaysaa macluumaad iyo taageero adeegyada magaalada Helsinki ah iyo arrimaha la xidhiidha soo galootinimada.
Helsinki-info (af ingiriis)
Find upcoming events at the Events.hel.fi website.
Find municipal decisions in the Decision-making section.
Adeegyada la talinta ee Helsinki-info waxaad ka helaysaa macluumaad iyo taageero adeegyada magaalada Helsinki ah iyo arrimaha la xidhiidha soo galootinimada.
Helsinki-info (af ingiriis)
Cinwaanka: Turunlinnantie 1, 00900 Helsinki
Wakhtiyada furnaanshiyaha: isniin-khamiis 9–16; jimce 12–16
Cinwaanka: Töölönlahdenkatu 4, 1 kerros, 00100 Helsinki
Wakhtiyada furnaanshaha: isniin-khamiis 10–18; jimce 12–16
Cinwaanka: Ratapihantie 7, 00520 Helsinki
Wakhtiyada furnaanshaha: isniin-khamiis 9–16; jimce 12–16
Cinwaanka: Malminkatu 34
Saacadaha furitaanka: isniin–khamiis 9–16, jimce 12–16
Cinwaanka: Asiakkaankatu 3A
Saacadaha furitaanka: isniin–khamiis 9–16, jimce 12–16
Chat-ku wuxuu kuu adeegayaa isniin–khamiis saacadda 9–16 iyo jimce saacadda 12–15.
hel.fi/helsinki-info (af ingiriis)
Adeegga taleefanku wuxuu furanyahay isniin–khamiis saacadda 9–16 iyo jimce saacadda 12–15. Adeegga taleefanka waxaad weydiin kartaa adeegyada magaalada Helsinki ama arrimaha la xiriira tahriibka ama socdaalka.
Dooro lambarka 1 haddii su’aashaadu khuseyso adeegyada magaalada.
Dooro lambarka 2 haddii su’aashaadu khuseyso arrimaha tahriibka ama socdaalka.