Kuva: Marja Väänänen / Helsingin kaupunki

Somalinkielisten koronavirustartunnat ovat lisääntyneet Helsingissä - Luuqadda soomaliga dadka ku hadlo cudurka korona wuu ku soo siyaadey magaalada Helsinki

Luuqadda soomaliga dadka ku hadlo cudurka korona wuu ku soo siyaadey magaalada Helsinki

Koronavirustartunnat somalinkielisten keskuudessa ovat lähteneet Helsingissä selkeään kasvuun. Somalinkielisillä on todettu tähän mennessä lähes 200 tartuntaa. Käytännössä 1,8 prosentilla somalinkielisestä väestöstä on todettu koronatartunta, kun keskimäärin helsinkiläisten keskuudessa vastaava luku on 0,2 prosenttia. Sekä Helsingin kaupunki että HUS ovat huolissaan viimeaikaisesta kehityksestä ja voimistavat keinojaan tartuntojen hillitsemiseksi.

Helsinki ja HUS ovat seuranneet tiiviisti etenkin Tukholman somalinkielisten keskuudessa raportoitujen koronavirustartuntojen kehittymistä. Aiemmin Helsingissä ei ole ollut havaittavissa vastaavaa merkittävää tartuntojen kasautumista, mutta nyt tartunnat ovat alkaneet nopeasti lisääntyä.

Eri kielivähemmistöt on otettu koronakriisin hoidossa huomioon. Helsinki ja HUS ovat tuottaneet ja jakaneet tietoa ja ohjeita useilla kielillä, sekä koonneet verkkosivuilleen ja kaupungin eri toimipisteisiin useilla kielillä esimerkiksi ohjeita lähikontaktien välttämiseen, karanteenissa oleville sekä ohjeita miten tulee toimia, jos epäilee tartuntaa. Tietoa on jaettu myös esimerkiksi kouluissa ja päiväkodeissa sekä jalkautuvan nuorisotyön kautta.

Helsingissä tartunnan jäljitykseen on otettu mukaan myös kielivähemmistöjä edustavia ammattilaisia, kuten lääkäreitä ja hoitajia. Näin voidaan paremmin ymmärtää tartuntojen lisääntymisen ja leviämisen syitä.

Tehdyistä toimenpiteistä huolimatta erityisesti somalinkielisten keskuudessa tartuntojen määrät ovat lähiaikoina lisääntyneet.

”Pidän hyvin huolestuttavana tartuntojen viimeaikaista leviämistä kielivähemmistöjen keskuudessa. Tilanne vaatii eri toimijoiden yhteistyötä, monikielisten palvelujen kehittämistä edelleen ja tehokasta kohdennettua viestintää. Keskustelemme parhaillaan muun muassa Somaliliiton kanssa myös uusista toimista tilanteen parantamiseksi. Tässä tarvitaan myös pääkaupunkiseudun yhteistyötä, koska tilanne tuskin rajautuu Helsinkiin”, pormestari Jan Vapaavuori kertoo.

”HUS on jo aiemmin tunnistanut tarpeen tiivistää viestintää ja toimia maahanmuuttajayhteisöjen suuntaan. Olemme lisänneet tiedotusta eri kielillä ja formaateissa, muun muassa videoina. On ensiarvoisen tärkeää, että viestintää ja neuvoja on tarjolla Suomessa kaikille ja niillä keinoilla, jotka tavoittavat heidät parhaiten”, toteaa HUSin toimitusjohtaja Juha Tuominen.

Kaupunki kertoo aiheesta ja toimenpiteistään tarkemmin tiistaina 14. huhtikuuta kello 17 Helsinki-kanavalla järjestettävässä pormestarin infossa. Vieraana HUSin toimitusjohtaja Juha Tuominen.

Lisää aiheesta:

Helsinki – ajankohtaista koronasta

Helsinki-kanava

Koronaviestintää somaliksi

Sama uutisteksti somalin kielellä:

Luuqadda soomaliga dadka ku hadlo cudurka korona wuu ku soo siyaadey magaalada Helsinki

Cudurka korona la dhaho dadka luuqadda soomaliga ku hadlo wuu ku soo siyaadey wax badan. Ilaa iyo hadda 200 oo qof ayaa laga haley cudurka. Soomalida hadaa loo fiiriyo boqolkiiba 1,8 ayaa cudurka ku dhacey. Markaa loo barbar dhigo dadka Helsinki dhegan waxaa ka xanuustey bogolkiiba 0,2. Magaalada Helsinki iyo HUS aad ayey oga welwelsanyihiin arintaan soo sicaadey, waxeyna adkeynaayaan kahortaga cudurka faafintiisa.

Helsinki iyo isbitaalka HUS waxey la socdeen magaalada Stockholm soomaalida dhegan suu cudurka ugu faafey. Awal Helsinki luguma arkin intuu cudurka qeyb dadka ka mid ah saan ugu faafaayo laakiin hadda wuu ku soo batey bulshada.

Dadka luuqadaha lagada tirada badanyahey ku hadlo waa la tixgeliyey markaa la dhaaweynaayo cudurka. Helsinki iyo HUS waxey diyaariyeen macluumaad oo luuqada kala dhuwan lugu bixinaayo. Macluumaadkaan waxaa lugu soo qorey interneetka waxaana lagu qeybiyey magaalada xafiisyaasheeda sey dadka iskaaga jiraan xidiidhka dhow, u yaqaanaan intey guriga isku xiraan iyo waxey sameynaayaan hadii ey iska shakiyaan intey cudurka qabaan. Macluumaadka cudurka koronada ku saabsan waxaa lugu sheegey xataa iskoollada iyo xanaanada. Arintaan waxaa gudbineysay xataa dalinyarada dadka la shaqeeyaan.

Helsinki gudaheeda, raadinta cudurka ayaa sidoo kale lagu soo daray xirfad kale oo luqadaha laga tirada badan yahay dad ku hadlo ey ku jiraan, sida dhakhaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafimaadka. Saas aawadheeda waxaa loo fahmikaraa maxaadhacey uu cudurka u siyaadaayaa una faafaayaa.

In kasta oo tallaabooyinka la qaaday, gaar ahaan kuwa ku hadla af-Soomaaliga ku saabsan,
tirada cudurrada maalmahaan wey kordhayn.

“Waxaan aad uga walaacsanahay faafitaanka cudurka ee maalmahaan dadka luuqadaha laga tirada badan yahay kuhadlo ku faafey. Xaaladda waxay u baahan tahay wadashaqeynta jilayaal kala duwan, horumarinta dheeri ah ee adeegyada luqadaha badan iyo isgaarsiin wanaagsan. Hada waxaan wada hadalo la yeelanaynaa Somaliliitto sidaa u keenno tallaabooyin cusub oo lagu hagaajinayo xaaladda. Waxaa sidoo kale looga baahan yahay halkan wadashaqeynta deegaanka magaalomadaxda oo dhan, maadaama xaaladdu aysan ku koobnayn Helsinki oo keliya, ” Duqa magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa yidhi.

“HUS waxay horey u aqoonsatay baahida loo qabo in la xoojiyo wada xiriirka iyo waxqabadka ku wajahan bulshooyinka ajanabiga ah. Si ka duwan ayaan u kordhinay luqadaha iyo qaababka aan u bixineeno macluumaadka oo ay ku jiraan fiidiyooyin. Waa mid muhiimad gaar ah leh warka isgaarsiintiisa iyo taloda qofkasta oo Finland dhegan intuu soo gaaro sikasto uu u soo gaarikaro,” ayaa yiri agaasimaha isbitaalka HUS Juha Tuominen.

Magaalada ayaa ka warbixin doonta faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan mowduuca iyo talaabooyinkiisa talaadada 14. Abriil saacadu markay tahay 5 pm macluumaadka duqa magaalada oo kasoo galaayo kanaalka Helsinki. Martina waxaa u ah Juha Tuominen oo agaasime u ah isbitaalka HUS.

Fahamka Koronada