Toimintaa, leikkiä ja kavereita päiväkodissa

Barbaarin-horaadku waa waxqabad qorshe iyo hiigsi leh, kaas oo wadashaqeyn loogala yeesho waalidka cunugga ay horumarineyso waxbarashada, nololwanaaga iyo aqoonta isdhexgalka. Cunuggu wuxuu barbaarin-horaadka kula ciyaari karaa, oo ku dhaqdhaqaaqi karaa islamarkaasna farshaxan kula sameyn karaa saaxiibo isaga ku da’ ah. Waxqabadka xannaano-maalmeedku wuxuu 4 saacadood maalinti u yahay lacag la’aan carrruurta 5 sano jirka ah. Saacadaha ka badan 4ta saacadood waxaa lagu soo dallacayaa lacag. Xareyso codsiga xannaano-maalmeedka 4 bilood ka hor muddada aad dooneyso in aad billowdid. Faahfaahin dheeraad ah www.hel.fi → Kasvatus ja koulutus → Päivähoito ja esiopetus Waxqabadka, ciyaarta iyo saaxiibada xannaano- maalmeedka Ku soo dhowow barbaarin-horaadka Helsinki.

RkJQdWJsaXNoZXIy Mjk0MjM=