Adeegyada
Tababarka iyo adeegyada ay bixiyaan Stadin osaamiskeskus waxaa loogu talo galay ajinabiga da'dooda ay tahay 17 ee ku nool Helsinki oo la siiyay sharciga daganaanshaha ama xaquuqda magangalyada. Waxaad ka codsan kartaa tababarka ay ku bixiyaan
Stadin osaamiskeskus
dhinaca xafiisyada TE, ama Waaxda ajnabiga ee adeegyada caafimaadka iyo sooshalka magaalada Helsinki.
26.02.2021 16:27