Korona fayraska

Soomali (somali)
Boggaan waxaad ka heleysaa macluumaad ku saabsan fayraska Korona oo af soomali ah.
Tallaalka Koronaha ee Helsinki
- Tallaalka Koronaha ee 70 sano jiryada iyo dadka ka wayn ee reer Helsinki iyo xigto-daryeelayaashooda (14.4.2021)
- Tallaalka Koronaha ee 65–69 jiryada reer Helsinki ayaa billaabanaya (8.4.2021)
- Dadka 16-69 sano jir ah ee xanuunadooda dartood aad ugu nugul fayruska koronaha ee reer Helsinki ah tallaaladooda (25.3.2021)
- Tallaalka 55-69 sano jiryada reer Helsinki ee cudurada ay qabaan dartood sida aadka ugu nugul qaadista cudurka fayruska Koronaha ee daran (8.3.2021)
Magaalada Helsinki waxay warbixin ka bixineysaa fayraska Korona
- Ballan la’aan baritaanka caabuqa koronaha (30.3.2021)
- Kooxda iskudubbaridda Koronaha ayaa go’aamisay in loogu gudbo si xadeysan oo ay ku jirto kalafogaansho caafimaad waxbarashada dhaw, ee goobaha waxbarashada heerka labaad, intii horay loo xadeeyay waxay u soconayaan sideedii hore illaa bisha maarso (18.2.2021)
- Khadka hagidda corona viruska af-soomaali isniinta illaa Jimcaha 9:00 – 12:00 duhurnimo
- Si wadajir ah an Korona-da ula dagaalanno
- Kooxda iskudubbaridda Koronaha ee Aagga caasimadda ayaa go’aamisay in ay sii socdaan xadaymaha iyo soojeedinnada – waxqabadka hiwaayadda carruurta iyo dhallinyarada iyo suurtaggelinta shaqada dhallinyarada oo xadaysan (27.1.2021)
- Isticmaalka af-shareerka oo gaaraya ardayda fasallada 6aad (13.1.2021)
- Kooxda iskudubbaridda Koronaha ee Aagga caasimadda ayaa go’aamisay in deegaankooda ay ka sii socdaan xadaymaha iyo soojeedinnada shaqaynaya (5.1.2021)
- Goobaha lagu baaro fayruska koronaha (29.12.2020)
- Kooxda iskudubbaridka Aagga caasimaddu waxay idin xusuusinaysaa in aad u hoggaansantaan xadaymaha iyo soojeedinta marka lagu jiro dabbaaldegga Kirismaska iyo sannadka cusub (18.12.2020)
- Goobaha lagu baaro fayruska koronaha ee Kontula, Malmi iyo Vuosaari (15.12.2020)
- Kooxda iskudubbaridda Koronaha ee Aagga caasimaddu waxay go’aan ka soo saareen xadaymaha iyo soojeedinada deegaankooda ee cusub (27.11.2020)
- Si wadajir ah an Korona-da ula dagaalanno (27.11.2020)
- Aagga caasimaddu wuxuu go’aamiyay habab lagu xakamaynayo fidista safmarka Korona iyo nidaam hawleedyo lagu aqoonsanayo maqaayadaha halista ah iyo soojeedinta quseeya madallada gaarka ah oo horay aga hirgelinayo (6.10.2020)
- Maaskarada wejiga waa in laga isticmaalo dugsiyada sare ee ku yaal degmoyinka magaalada Helsinki (29.9.2020)
- Helsinki, Espoo iyo Vantaa waxay kugula talinayaan inaad xirato maaskarada wajiga markaad isticmaalayso adeegyada magaalada (29.9.2020)
- Helsinki waxay bilaabaysaa inay siiso maaskarada wajiga dadka dhaqaale ahaan liita (21.8.2020)
- Soojeedinta isticmaalka af-shareerka ee muwaadiniinta (26.8.2020)
Maxaad sameynaysaa haddii aad jirrayo
- Miyaad ka shakisantahay in aad qaadday cudurka fayruska Korona?
- Miyaad ka shakisantahay in aad qaadday cudurka fayruska Korona? (hagitaanka sawirka leh)
- Goobaha lagu baaro fayruska koronaha
- Maxaa la sameynayaa baaritaanka fayruska Korona kaddib?
- Macluumaad loogu talagay qofka laga gaaray go’aanka karaantiilka
- Macluumaad loogu talagay qofka laga gaaray go’aanka gooni u haynta
Miyaan qabaa fayruska korona?
Sida loo ballansado baaritaanka fayruska korona iyo waxa la sameeyo markaad ku jirto karantiil
Laqabsashada xaalada fayruska korona bulsho ahaan
Waaxda Caafimaadka iyo Daryeelka (THL) waxay macluumaad ka bixinayaan fayraska Korona
InfoFinland.fi - Korona fayraska COVID-19
Sii aqri
14.04.2021 18:34