Skip to content

Goobaha lagu baaro fayruska koronaha

Photo: City of Helsinki.

10.2.2021: Goobaha baaritaanka Koronaha ee guurguura waxaa loo wareejiyay illaa iyo wakhti aan la cayimin dekadaha si ay u taageeraan baaritaanka xuduudaha ka dhacaya.

Dadka degan Helsinki waxay aadi karaan goobaha baaritaanka fayraska Koronaha ee Kannelmäki,  Kontula, Malmi iyo  Vuosaari iyagoo aan balan qabsan umana baahna gudbinta dhakhtarka. Waa inaad soo qaadataa kaarka aqoonsigaaga ama baasaboor.

Goobaha lagu baaro fayruska Korona waxay shaqeyn doonaan illaa dhammaadka sanadka maalmaha Talaadada iyo Khamiista 10 subaxnimo ilaa 17 galabnimo, ee hoos ku tilmaaman:

Talaado 05.01. Vuotalo

Khamiis  07.01. Malmitalo

Talaado 12.01. Kannelmäki

Khamiis  14.01. Kontula

Talaado 19.01. Vuotalo

Khamiis  21.01. Malmitalo

Talaado 26.01. Kannelmäki

Khamiis 28.01. Kontula


Talaado 02.02. Vuotalo

Khamiis 04.02. Malmitalo


Kontula: Goobta baaritaanka Kontula waxay u dhowdahay rugta caafimaadka cinwaankiisu waa - Ostoskuja 3.

Malmi: Goobta baaritaanka Malmi waxay ku taal Malmitalo cinwaankiisu waa - Ala-Malmi Tori 2.

Vuosaari: Goobta baaritaanka Vuosaari waxay ku taal Vuotalo cinwaankiisu waa - Mosaiikkitori 2.

Kannelmäki: Sitratori

8.2.2021



10.02.2021 12:17