Skip to content

Ballan la’aan baritaanka caabuqa koronaha

Stoa.

Baraha baritaannada wareega ee caabuqa koronaha Kannelmäki, Malmi, Kontula, Itäkeskus iyo Vuosaari

Gaariga baaritaanka koronaha ee wareega wuxuu billaabay isniinta 19.4 saacadda 12.

Jadwalka

isniin saacadda 9 - 15.30 (Kanneltalo, sitra-tori u dhaw farshaxan gacneedka a unelma).

talaado saacadda 9 - 15.30 Malmi (barxadda u dhaxeysa Malmitalo iyo daarta xafiisyada Malmi, Ala-malmin tori 1  / Pekanraitti)

arbaco saacadda 9 – 15.30 Kontula ( inta u dhaxaeysa maktabadda kontula iyo rugta caafimaadka ee Kontula, Ostoskuja 3 /  Ostostie 4)

khamiis saacadda 9 - 15.30 Itäkeskus (Barxadda u dhaxaysa Stoaiyp xannaanada Puotinharju, Turunlinnantie 1 / Hansakuja buundada lagu socdo)

Jimco saacadda 9 - 15.30 Vuosaari (Vuotalo, Mosaiikkitori 2 / Rajapaadenraitti )

Horay u soo qaado aqoonsigaaga. Baaritaanku waa lacag la’aan.

Barta baaritaanka koronaha waxaad ka heleysaa Qaadis baaritaanka koronaha oo ballan la’aan ah, waan ka xunnahay goobta ma ka heleysid caddeyn. Jawaabta baaritaanka Negatiifka ah haddii aad u baahantahay waxaa ka daabacan kartaa cinwaanka koronatietoni.fi.



18.05.2021 08:30